Masjidka Bardaha

Masjidka Bardaha Masjidka Bardaha Baledweyne

Allaha noo xifdiyo Sheekheena qiimaha badan leh ee Sheekh Maxamed Nuur
11/06/2026

Allaha noo xifdiyo Sheekheena qiimaha badan leh ee Sheekh Maxamed Nuur

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

11/06/2026

Maamulaha Jaamacadda Hiiraan Ustad Qoslaaye iyo Ustad Maxamed Diiriye Maamulka Iskuulka Aflax ayaa ina hadalo kooban ka jeediyay Xaflada

11/06/2026

Sheekh Cali Duqow wuxuu ka mid yahay culimada ka aflaxday madarasada Sheekh Maxamed Nuur wuxuu ka mahad celiyay dadaalka Sheekha

11/06/2026

Sheekh Cismaan Cali Isaaq kalamo qiimo badan ka jeediyay xafladii Masjidka Bardaha ka dhacday.

11/06/2026

Ustad Mohamed Ahmed Hassan ( Koronto ) oo ka mid ah martidii xaflada goobjooga ka ahaa

11/06/2026

Qaar ka mid culimadii hadalada ka jeediyay xafladii lagu soo gunaanudayay duruusta Cilmu Xadiiska

11/06/2026

Qasiido Nabi Amaan ah

11/06/2026

Qudbadahii Xafladii gunaanudka duruustii cilmu Xadiithka ee masjidka Bardaha Baledweyne

11/06/2026

Beledweyne: Darsi diini ah oo si joogto ah uga socday Masaajidka Bardaha muddo dhan 15 sano iyo 4 bilood ayaa maanta si rasmi ah ugu soo gaba-gaboobay magaalada Beledweyne, oo ah caasimadda gobolka Hiiraan.

Munaasabadda gunaanadka darsiga ayaa waxaa ka qeyb galay culimo, arday iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo muujiyay farxadda ay ka Qabaan dhammaadka safarkan dheer ee cilmiga diinta.

Ardey 15 sano  baraneysay Cilmiga Xadiithka oo munaasabad loogu qabtay Masjidka Bardaha - Baladweyne
11/06/2026

Ardey 15 sano baraneysay Cilmiga Xadiithka oo munaasabad loogu qabtay Masjidka Bardaha - Baladweyne

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

Address

Beledweyne

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjidka Bardaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share