مسجد الخالق حي في توفيق بيدى الصومال

مسجد الخالق حي في توفيق بيدى الصومال page masjidka al khaaliq waxaa Kala socon doontaa cashar axadiikh siiro tafsiir
lambarka 610358282

01/06/2025
08/04/2025

Walaayaa masjidka
Wixii aad u aboodo
Allahi dartiis u darso
610348282

Halku waa ulaabashada allahi sw
18/01/2025

Halku waa ulaabashada allahi sw

Guri  waxaa u kheyr badan qabriga qofkii Adheeca
17/01/2025

Guri waxaa u kheyr badan qabriga qofkii Adheeca

Dadka salaada Fajar dukanaayo waxey leeyihiinKheyr badan oo aan dadka hurdaayo soo gaarin
17/01/2025

Dadka salaada Fajar dukanaayo waxey leeyihiin
Kheyr badan oo aan dadka hurdaayo soo gaarin

Allahi ayaa Nagaga filnaadey fasaad koodaالحمد لله وحده نصر عبده وعز جند
17/01/2025

Allahi ayaa Nagaga filnaadey fasaad kooda
الحمد لله وحده نصر عبده وعز جند

Suubanaha ﷺ ayaa dhahay:"Gabadh kastoo isasoo carfiso soona agmarto rag si ay carafteeda u dareemaan waa zaaniyad/(dh*ll...
17/01/2025

Suubanaha ﷺ ayaa dhahay:
"Gabadh kastoo isasoo carfiso soona agmarto rag si ay carafteeda u dareemaan waa zaaniyad/(dh*ll*)"

Abuu hurayra rc ayaa wadada kula kulmay gabar carfeyso masjidka na usocoto
wuu ku yiri: adoontii allaay halkeed usocotaa..?
Waxey tiri: masjidka!
Wuxuu yiri: ma masjidka dartiis ayaad isku soo carfisay..?
Waxey tiri: Haa
Wuxuu ku yiri: iska laabo waayo gabadh allaale gabadhii isaso carfiso oo banaanka ula soo baxdo salaadeeda lama aqbalayo ilaa ay ka qubeysato caraftaasi ama ay dharkaasi iska saarto.

Adoomadii allow ka digtoonaada arinkaasi
Wbllhi towfiiq.

Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مسجد الخالق حي في توفيق بيدى الصومال posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category