TOWBA MEDIA

TOWBA MEDIA ๐Ÿ•‹
Welcome to Our Page TOWBA MEDIA

Please follow and share Our page ๐Ÿ“„

Noogu kaalay wixii Dan u ah:-

Diinta, Dadka iyo Dalkaba iinsha Allah.

Muslimku Muslimka kale waa walaalkii. Alle hayna fahansiiyo Aaaamiin Aaaamiin Aaaamiin.โœ“โœ“โœ“โˆ†โˆ† }

Jumce Mubarak Nebiga SCW ๐Ÿฅฐโค๏ธ ku saliya Rasuulku SCW ๐Ÿฅฐโค๏ธ wuxuu dhehay qof hal mar igu saliya ilaahay baa toban jeer ku sa...
24/07/2026

Jumce Mubarak
Nebiga SCW ๐Ÿฅฐโค๏ธ ku saliya Rasuulku SCW ๐Ÿฅฐโค๏ธ wuxuu dhehay qof hal mar igu saliya ilaahay baa toban jeer ku saliya.

In ka badan 140k oo muslimiina ayaa salaada ciida carafo ku tukaday masaajidka barakeysann ee Al Aqsa ee maggaalada Qudu...
27/05/2026

In ka badan 140k oo muslimiina ayaa salaada ciida carafo ku tukaday masaajidka barakeysann ee Al Aqsa ee maggaalada Qudus.

ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ                  ุนู„ูŠู†ุง ูˆุนู„ูŠูƒู… ุจุงู„ุฎูŠุฑ ูˆุงู„ูŠู…ู† ูˆุงู„ุจุฑูƒุงุชุŒ ุชู‚...
27/05/2026

ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ
ุนู„ูŠู†ุง ูˆุนู„ูŠูƒู… ุจุงู„ุฎูŠุฑ ูˆุงู„ูŠู…ู† ูˆุงู„ุจุฑูƒุงุชุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ุŒ ูˆุฌุนู„ ุฃูŠุงู…ูƒู… ูƒู„ู‡ุง ุฃุนูŠุงุฏุงู‹ ูˆูุฑุญุงู‹. ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ูˆุฌู…ูŠุน ุงู„ุฃู‡ู„ ูˆุงู„ุฃุญุจุงุจ ุจุฃู„ู ุฎูŠุฑ ูˆุตุญุฉ ูˆุณู„ุงู…ุฉ. ุฃุนุงุฏู‡ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู†ุง ูˆุนู„ูŠูƒู… ุจุงู„ูŠูู…ู† ูˆุงู„ู…ุณุฑุงุช.

26/05/2026

Masha Allah
Alle ha xafido falastiin oo haw gargaaro waa wiil yaro falastiin ah oo walaaladii Carab iyo Muslimkaba fariin u dirayaa.

Duruuftu inta badan dadka waxay ka dhigtaa wax garad hada intaa wiilkaa yari isu geeyay waxaa laga yaaba 60 sucuudi ah in aanu isu geyn.

Address

Mogadishu
Banadir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TOWBA MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share