Masjid Al mukaram مسجد المكرم

Masjid Al mukaram   مسجد المكرم walaalayaal Kaqayab Qaata dhismaha baydka ilaahay ee laga bilaabay balaadhintisa masjid Almukaram

Raaxo mooye Rafaad ilaahay kuma tuso hadaad soo qorto SCW 😍
04/12/2025

Raaxo mooye Rafaad ilaahay kuma tuso hadaad soo qorto SCW 😍

13/05/2025
12/05/2025

Masha Allah, dhismaha Masjid Al mukaram مسجد المكرم ee magaalada Dhandhame wuxuu marayaa meel aad u wanaagsan.

Waxaan ku boorrinaynaa walaalaha Muslimiinta ah in ay ka qayb qaataan dhismaha masaajidkan, oo ay ku deeqaan maal, agab, ama taageero kasta oo ay awoodaan.

"Qofkii masaajid Alle dartiis u dhisa, Alle wuxuu u dhisayaa guri Jannada dhexdeeda ah."

Qofkii raba inuu ka qayb qaato 👇👇👇👇👇

KU-DARSO DHISMAHA GURIGA ALLEMasjidka_Al_Mukaram – kasocda M, Dhandhamane, Ka qayb qaado dhismaha masjidka adigoo ku tab...
21/04/2025

KU-DARSO DHISMAHA GURIGA ALLE
Masjidka_Al_Mukaram – kasocda M, Dhandhamane, Ka qayb qaado dhismaha masjidka adigoo ku tabarucaya wixii aad awooddo, Qofkii masjid dhisa, Allah wuxuu ugu dhisaa guri Jannada dhexdeeda.

Akoonada Hoose kala dooro oo ku deeq:

28/02/2025

RAMADAN MUBARAK!!

25/01/2025
02/11/2024
  Faafi ..Dhismaha Masjidka waxa uu marayaa meel fiican..Ka Qeyb Qaado guriga alle, kudarso sadaqo jaari ah, Dhismaha Ma...
02/11/2024

Faafi ..
Dhismaha Masjidka waxa uu marayaa meel fiican..

Ka Qeyb Qaado guriga alle, kudarso sadaqo jaari ah, Dhismaha Masjid Al mukaram مسجد المكرم

Sadaqo aad guri alle aad kudhistid Waa sadaqo jaariya ah,Waa camal aan kaa go’eynin, oo kuu soconaya adigoo nool iyo haddii aad dhimataba.

Waxaad kudarsan karto; Akoonadan hoose kudir....

Address

Ethiopia (Somali Region)
Ethiopia

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjid Al mukaram مسجد المكرم posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Masjid Al mukaram مسجد المكرم:

Share

Category