ISLAM REACT

ISLAM REACT SO: OGOOW XAQIIQADA NOLOSHA. EN: FIND OUT THE REALITY OF LIFE. EN: WE INVITING OR CALLING PEOPLE TO EMBRACE ISLAM.

SO: WAXAAN UGU YEEDHAYNA DADKA ISLAMKA AH INEY NOOLEEYAAN IMAANKOODA IYO DADKA GAALADA AH QAADASHADA DIINTA ISLAAMKA .

09/10/2023

Maxaa hada kusoo beegay dagaalka xamaas ku qaaday israel?

UPDATE:  510 Falastiiniyiin ah ayaa ku geeriyooday 2,750 kalana waa ay ku dhaawacmeen duqeymaha diyaaradaha Israa’iil ee...
09/10/2023

UPDATE: 510 Falastiiniyiin ah ayaa ku geeriyooday 2,750 kalana waa ay ku dhaawacmeen duqeymaha diyaaradaha Israa’iil ee maalintii saddexaad ka socda Qaza, sida laga soo xigtay kooxaha caafimaadka:

Olole baraha bulshada ee adduunka oo dhan lagu faafinayo khariidadda taariikhiga ah ee Falastiin 🇵🇸
09/10/2023

Olole baraha bulshada ee adduunka oo dhan lagu faafinayo khariidadda taariikhiga ah ee Falastiin 🇵🇸

Update/CUSBOONEYSIIN: “Tabar darida ciidanka Israa’iil iyo inay sirdoonka ku guul-darraysteen waa mid cad,” wargeyska Is...
09/10/2023

Update/CUSBOONEYSIIN: “Tabar darida ciidanka Israa’iil iyo inay sirdoonka ku guul-darraysteen waa mid cad,” wargeyska Israa’iil ka soo baxa Haaretz, ayaa boggiisa ku daabacay.

7 bishan October , markii uu billowday weerarka Xamaas, waxaa lagu tilmaamay taariikhdaa inay ugu biirtay maalmihii ugu xumaa Israa’iil, oo ku dhawaad nus qarni mid ka mid ah weerarradii ugu xumaa kala kulmaysa Xamaas,xilli dagaalka uu maalintii saddexaad galay ciidanka Israa’iilna ay soo gaari layihiin goobihii laga qabsaday maalintii koowaad ee dagaalka.

DEG DEG Baahinta warbaahinta: "Sagootinta Murugada leh ee Mohammad Jawad Zghayir, oo ahaa da'yar   ah ayaa lagu dilay ra...
09/10/2023

DEG DEG Baahinta warbaahinta: "Sagootinta Murugada leh ee Mohammad Jawad Zghayir, oo ahaa da'yar ah ayaa lagu dilay rasaas ay Israa'iil ku ridday habeen h**e intii lagu jiray iska horimaadyo uu la galay ciidamada Israel ee ku sugan Hebron."

DEG DEG: Guutada Al-Qassam ee Xamaas ayaa maxaabiis ahaan u qabtay  koox cusub oo ciidamada Israa’iil ka tirsan, ka hor ...
09/10/2023

DEG DEG: Guutada Al-Qassam ee Xamaas ayaa maxaabiis ahaan u qabtay koox cusub oo ciidamada Israa’iil ka tirsan, ka hor wuxuu iska hor imaad ku dhex maray xadka marinka Qaza uu la wadaago Israa’iil, sida warar Aljazeera laga soo xigtay ay sheegeen.

08/10/2023

Maxaa sabab u ah dagaala Falastiin iyo Israel?

28/09/2023

Sheikh Abdi Rashid Sh Ali Sufi Surah AL-Haqa | somali subtitle | (HD)

25/09/2023

Fariin ku socota siyaasiyiinta soomaaliyeed.

15/12/2021
26/11/2021
25/11/2021

QISASKA QURANKA 📜 XALAQADII 1AAD ┇ SICII BANII ISRAA'IIL 🐂 ᴴᴰ┇ Sh.Abubakar Xoosh

Xuquuqda muuqaalka alnasiixa media

Address

Nicosia
99010

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ISLAM REACT posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to ISLAM REACT:

Share